Sheekh Shaakir oo la kulmay Saraakiisha hogaamisa ciidamada Ahlu Sunna (Daawo Sawirada)

Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo dhawaan koox taageersan magaalada Dhuusomareeb ugu doorteen in uu yahay Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa caawa kulan gaar ah la qaatay saraakiisha hogaamisa ciidamada Ahlu Sunna. Kulanka Sheekh Shaakir la qaatay saraakiisha Ahlu Sunna ayaa looga hadlay sidii loo adkeyn lahaa amaanka magaalada Dhuusomareeb iyo sidoo kale deegaanada ay gacanta … Continue reading Sheekh Shaakir oo la kulmay Saraakiisha hogaamisa ciidamada Ahlu Sunna (Daawo Sawirada)